Hargeysa: Tartan ku Salaysan ka Ganacsiga JAADKA oo Saamayn ku Yeeshay Qiimaha lagu Iibiyo

Xuddunta uu salka ku hayo tartanku iyo qiimo-jabka isku erigu keenay

Hargeysa (Jam/Mirqaan.com)- Tartan ku salaysan ka ganacsiga JAADKA dadku cuno oo dhexmaray shalay laba shirkadood oo ka mid ah kuwa ka soo waarida dalka Itoobiya, ayaa sababay inuu isbeddel wayni ku yimaad qiimihii lagaga iibin jiray meelo ka mid ah suuqyada Hargeysa.

Continue reading

SADDEX NAFOOD.by Ibraahin Axmed Yuusuf (Hawd)

© by Ibraahin Axmed Yuusuf (Hawd)

Sheekadan waxa qorey Ibraahin Axmed Yuusuf “Hawd”, waxana lagu faafiyey waqtiyaal kala duwan mareegaha af soomaaliga wax ku qora. Waxa dhacday in dhawaan dib loogu daabacay internet-ka iyadoo lagu gafey xuquuqdii qoraaga. Haddaba waxaanu kasoo min guurinney sheekada bogga wayeel.blogspot.com oo si xilkasnimo leh loogu difaacay xuquuqda qoraaga iyo sharafta qoraalka; haddaanu nahay bahda redsea-online.com na arrinkaa bogga wayeel.blogspot.com waanu taageersannahay.

Continue reading

Ilma yar oo wali aan qaan gaadhin oo murqaansan

Image

Sana’ 03 July 2012 ToggaHerer

Yemen(Mirqaan.com) Waxaa ka ah cunista qaadka wax caadi ah oo waxay ka mid tahay qeyb ka mid ah nolol maalmeedka shacabka reer Yemen iyagoo ay ka wada siman yihiin cunista qaadka, oo waliba ay iskugu faanaan, ninkii aan cunin qaadka loo aqoonsan yahay inuu yahay nin aan bulshada dhexdeeda wax sumcad ah aan ku lahayn, xataa hadii gar la galaayo uusan soo xaadiri karin goobta ay garta ka socoto………………….. Continue reading